Why Choose Koorseeye

Tayo Waxbarasho
Koorseeye waa hoyga e-waxbarasho tayo sarre leh

Khibrad Macallin
Koorseeye waxa diyaar kuugu ah macalimiin aqoon iyo khibrad leh

Manhaj Nidaamsan
Koorseeye waxa kugu diyaarsan manhaj leh heerar isku-xigxigo
POPULAR COURSES
Academic Programs
Testomonials
What Our Students Say

Koorseeye waxan ka bartay xisaabta asaasiga ah oo aan markii hore aqoonin lakiin hadda waa ku shaqeystaa Alxamdulillahi. Waad mahadsan tihiin Koorseeye 100%

Mohamed Ismail
Xisaabiye

Koorseeye waxaan ka bartay computer Basics, markii hore ma aqoon sida warqad fudud loo qoro lakiin hadda wax walbo ayaan ku qabsadaa. Mahadsanidiin

Asmo Farah
IT support

Waxaan ka bartaa Koorseeye Luuqada Carabiga oo aan mar dhow bilaabay. Waxaan helay macallimiin wanaagsan oo add ii caawiyay, Masha Allah. Waxaan rabaa in aan noqdo tarjuman

Ahmed Aden
Interpreter
Learn without Limits!
+252610282528