Master In-Demand Skills for Tomorrow's Opportunities Today

Learn Without Limits – Anywhere, Anytime

Popular Courses

Unlock your potential. Your journey to knowledge starts here. Learn Now!

Testomonials

Hear from those who’ve transformed their skills and careers with Koorseeye

Koorseeye waxan ka bartaa xisaabta asaasiga ah oo aan markii hore aqoonin lakiin hadda waa ku shaqeystaa Alxamdulillahi. Waad mahadsan tihiin Koorseeye 100%

Mohamed Ismail
Xisaabiye

Koorseeye waxaan ka bartaa Basic Computer Course, markii hore ma aqoon sida warqad fudud loo qoro lakiin hadda wax walbo ayaan ku qabsadaa. Mahadsanidiin Koorseeye 

Asmo Farah
IT support

Waxaan ka bartaa Koorseeye Luuqada English oo aan mar dhow bilaabay. Waxaan helay macallimiin wanaagsan oo add ii caawiyay, Masha Allah. Waxaan rabaa in aan noqdo tarjuuman

Ahmed Aden
Interpreter

Frequently Asked Questions

Sidee ciwaan (account) ku sameystaa?

Si aad ciwaan u sameysato, tag badhanka “Login”  ee midigta bogga ugu sarreeya,  kadib buuxi foomka isdiiwaangelinta. Waxaa laguu soo diri doonaa email si aad u xaqiijiso ciwaankaaga.

Dooro course-ka aad rabto, ka dib riix badhanka “Isdiiwaangeli Hadda” ama “Iibso.” Waxaa lagu geyn doonaa bogga lacag bixinta halkaas oo aad ku dhameystiri karto wax iibsiga

Bogga Login, riix “Lost your password?“. Kadib geli cinwaanka emailkaaga, waxaana laguu soo diri doonaa tilmaamo ku saabsan sida aad password-kaaga u bedeli lahayd.

Casharadeenu waa kuwo wakhti kasta la bilaabi karo (self-paced). Waxaad bilaabi kartaa mar kasta oo aad diyaar tahay, oo waxaad ku dhameysan kartaa xawligaaga. Ma jirto xad wakhti.

Haa, markaad si guul leh u dhameysato course kasta, waxaad heli doontaa shahaado digital ah oo muujinaysa xirfadaha aad baratay.